Wararkii Ugu Dambeeyay ee Doorashada Madaxweynaha iyo Musharaxiin tanaasulaysa

Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo isku diiwaangaliyeen in ay ku tartamaan ilaa 39-musharax. Doorashada Madaxweynaha ayaa ah mid adag oon wali la saadaalin karin musharaxa kusoo bixi doona, waxaana musharaxiinta ugu saameynta badan xalay ilaa saakay wadaan olole ay ku kasbanayaan kalsoonida … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay ee Doorashada Madaxweynaha iyo Musharaxiin tanaasulaysa